Saturday , 23 March 2019
Wararka Cusub
You are here: Home / Sport / Manchester United waxay iibsadeen ciyaar yahanka Arsenal
Manchester United waxay iibsadeen ciyaar yahanka Arsenal

Manchester United waxay iibsadeen ciyaar yahanka Arsenal

Kooxda Manchester United

Waxaa ku soo biiray ama iibsadeen bishan January Ciyaar Yahanka Arsenal oo ciyaari jiray waxaa iibsaday Kooxda Manchester Unted. Alexis Sanchez waa ciyaar yahan oo caan ku ah gool dalista wuxuu ka ciyaari doonaa dhincayaha garoonka asagoo sita fulaanad nambar 7.

Laga yaabo inuu la qabsan doono ciyaartooda Manchester United oo laga yaabo in uu bilaabi doono weega dambe waxan u rajeyneena in uu ku guuleesto ciyaartiisa.

 

 

Spread the love

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

Scroll To Top
Descargar musica