Saturday , 15 December 2018
Wararka Cusub
You are here: Home / Sport / Kooxda Manchester United iyo Kooxda Swansea oo ku dhamaatay 2-0
Kooxda Manchester United iyo Kooxda Swansea oo ku dhamaatay 2-0

Kooxda Manchester United iyo Kooxda Swansea oo ku dhamaatay 2-0

Kooxda Manchester United Maanta bishu tahay 31/03/18 waxay si wanaagsan ay u garaacday Kooxda Swansea, ayadoo lagu ciyaaraayay kooxda Yeovil gurigeeda.

Ciyyartu aad aad bay u dkeed ee labada dhinac inkastoo haafka hore ay ku dhamaatay 1 iyo 0, laakinse haafka dambe Kooxda Manchester United si wanaagsan ay ciyaartay taas oo keeneen 2 gool. Oo dhaliyay goolka lowaad Lukaku iyo goolka labaad waxaa dhaliyay Sanchez. Ciyaartu waxay ku dhamaatay 2 – 0

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

Scroll To Top
Shares
Powered by Live Score & Live Score App
Descargar musica