/widgets.js";var sz=d.getElementsByTagName(s)[0];sz.parentNode.insertBefore(z,sz)}(document,"script","zb-embed-code"));
Sunday , 19 May 2019
Wararka Cusub
You are here: Home / Sport / Fulham vs Manchester United
Fulham vs Manchester United

Fulham vs Manchester United

Maanta oo Sabti ah 09/02/19 waxa ciyaar aad iyo aad u adag waxaa ciyaaray Fulham iyo Manchester United. Ciyaartu waxay aheed ciyaar kulul oo dhex maray labada koox, waxay ciyaartu ku dhamaatay 3 goal iyo 0 goal.

Manchester United waxay ku timisd booskii 4 ee premier league ee Ingriiska. Ciyaartu waxaa lagu ciyaaray Garoonka Fulham

Hadaba goolasha Manchester United goolka kowad waxa dhaliyay Lukaku minute ciyartu ka dib, ama 2 labada gool dambe waxa dhaliyay ciyaryahanka Rushford. 

Ciyartu waxay ku dhamatay 3 – 0

Spread the love
  • 1
    Share

Comments are closed.

Scroll To Top
Descargar musica