Sport

Newcastle vs Manchester United 0 -2

Maanta oo Arbaco ah 02/01/19 waxa ciyaar aad iyo aad u adag waxaa ciyaaray Newcastle iyo Manchester United. Ciyaartu waxay aheed ciyaar kulul oo dhex maray labada koox, waxay ciyaartu ku dhamaatay 2 goal iyo 0 goal.

Hadaba goolasha Manchester United goolka kowad waxa dhaliyay Lukaku minute ciyartu ka dib, ama 2 labada gool dambe waxa dhaliyay ciyaryahanka Rushford. 

Ciyartu waxay ku dhamatay 2 – 0

Please follow and like us:

Manchester United vs Huddersfield

Maanta oo Arbaco ah (Boxing Day) waxa ciyaar aad iyo aad u adag lagu ciyaaray garoonka caanka ah Old Trafford ee Manchester. Ciyaartu waxay aheed ciyaar kulul oo dhex maray labada koox, waxay ciyaartu ku dhamaatay 3 goal iyo 1 goal.

Hadaba goolasha Manchester United goolka kowad waxa dhaliyay Nimanja Matic 28 minute ciyartu ka dib, ama 2 labada gool dambe waxa dhaliyay ciyaryahanka Poul Boghba. Huddersfield goolkooda waxa dhaliyay ciyaryahanka Mathiyas Zanka. 1 goal.

Ciyartu waxay ku dhamatay 3 -1

Please follow and like us:

Manchester City vs Manchester United

Manchester City vs Manchester United

Sabtida Bishu ay tahay 07/04/18 Garoonka Manchester City waxa ka dhacay ciyaar aad iyo aad ukulul oo muddo dheer ay isugaayeen labada koox Manchester City iyo Manchester United. Ciyaartaas oo ku dhamaatay Manchester United 3 – 2 Manchester City.

 

Please follow and like us:

chelsea vs tottenham

chelsea vs tottenham

Koxda Chelsea oo gurigeeda lagu garaacay 3-1 is la marka ayado ka baxday Champion League sanadka soo socda, waxaa si xun u garaacay kooxda Tottenham Chelsea waxay ku niyad dheereed in ciyartas ay ka badiso kooxda Tottenham lakinse nasiib daro waa laga badiyay.

Please follow and like us:

Manchester United iyo Swansea 2-0

Manchester United 2-0 Swansea

Manchester United oo maanta si qiyaas daran ay ka badisay kooxda Swansea, maanta bishu ay tahay 31-03-2018 garoonka Manchester United ee Old Trafford waxaa ciyaar aad iyo aad u kulul dhex maray labadan kooxood.

Manchester United haafka hore ay ka naxisay kooxda Swansea 2 gool oo ka dhaliyay ciyaar yahanka Lukaku iyo Sanchez.

Laakinse haafka dambe kooxda Livepool si wanaagsan ay u ciyaaren waxay keeneen gool oo si khalad is ka dhaliyay ciyaar yahanka Manchester United, ciyaarta waxay ku dhamatay 2 – 0

Please follow and like us:

Kooxda Manchester United iyo Kooxda Swansea oo ku dhamaatay 2-0

Kooxda Manchester United Maanta bishu tahay 31/03/18 waxay si wanaagsan ay u garaacday Kooxda Swansea, ayadoo lagu ciyaaraayay kooxda Yeovil gurigeeda.

Ciyyartu aad aad bay u dkeed ee labada dhinac inkastoo haafka hore ay ku dhamaatay 1 iyo 0, laakinse haafka dambe Kooxda Manchester United si wanaagsan ay ciyaartay taas oo keeneen 2 gool. Oo dhaliyay goolka lowaad Lukaku iyo goolka labaad waxaa dhaliyay Sanchez. Ciyaartu waxay ku dhamaatay 2 – 0

 

Please follow and like us:

Manchester United waxay iibsadeen ciyaar yahanka Arsenal

Kooxda Manchester United

Waxaa ku soo biiray ama iibsadeen bishan January Ciyaar Yahanka Arsenal oo ciyaari jiray waxaa iibsaday Kooxda Manchester Unted. Alexis Sanchez waa ciyaar yahan oo caan ku ah gool dalista wuxuu ka ciyaari doonaa dhincayaha garoonka asagoo sita fulaanad nambar 7.

Laga yaabo inuu la qabsan doono ciyaartooda Manchester United oo laga yaabo in uu bilaabi doono weega dambe waxan u rajeyneena in uu ku guuleesto ciyaartiisa.

 

 

Please follow and like us:

Alexis Sanchez oo ku soo biiray Koxda Manchester United

Ugu dambeyskii Koxda Manchester United waxay soo kordhiyeen ciyaar yahanka u ciyaari jiray Arsenal Alexis Sanchez wuxuu ka ciyaari doonaa nambar 7 waa ciyaar yahan aad iyo aad u farfarcooni badan wana gool yahan si loo yiqaano laga yaabo hal week ka dib inuu kooxda la ciyaari doono. ayaa shaaca ka qaaday xiddiga ugu fiican premier league o haatan ka socda dalka Ingriiska[…]

Please follow and like us:

Enjoy this blog? Please spread the word :)