Saturday , 23 March 2019
Wararka Cusub
You are here: Home / Health

Category Archives: Health

Feed Subscription

Faa’iidada Qorofulka iyo Malabka

malabka iyo caafimaadka

Malabku wuxuu leeyahay faa’iidooyin aan la sookoobi Karin oo dhinacyo badan leh…waxyaabaha uu ka kooban yahay malabku waa waxyaabo cajiib ah  oo aad u qiimo badan waana tan ka dhigtay malabka dawo awood leh oo wax loo dhigo aysan jirin…waxaa nagu filan sida  qur’aanku uu u tilmaamay dawonimadda malabka…hawraarta soo socda waxaan ku xusi doonaa qayb yar oo ka mid ah faa’iidada balaaran ee malabku leeyahay  iyadoo aan ka shidaal qaadanaydo tijaabooyinkii iyo baaritaanatii cilmiyeeysnaa oo laga sameeyey malabka sanadihii tagay baaritaanadaas oo ka kala dhacay gayiga soomaaliya iyo meelo kale oo caalamka ah.

Waxaa la xaqiijiyey kiilo malab ah waxy  jirka siisaa ama ay uuu ka helaa inta uu ka helo (3.5) kiilo hilib ah ama (12) k.g oo khudaar ah ama (5)liitar oo caano ah!!!!

  • Malabku wuxuu magaa ama uu kabaa enerjiga jirka uu lumiyey hawsha maskaxda iyo muruqa ay qabteen awgeed…u fiirso malabka waxaa ku jira sokorta gulukos( oo si fuduf jirku uu u nuugo iyo sokorta fartagoozoo jirku uu si tartiib tartiib ah u nuugo taasoo u fiican dadka qaba macaanka.
  • Malabku waa maado loo isticmaali karo daweyn iyo ka hortag cudur, sidoo kale malabku waa raashin aad u qiimo badan oo leh nafaqo..wuxuu u fiican yahay caruurta,dadka wayeeka ah …. malabku caloosha kuma daaho  dheefshiidkuna si fudud ayuu u badalaa sidoo kale habdhiska xanjo difaaca (lymphatic system) ayuu  si fudud ugu milmaa si dhiigga uu u raaco.
  • Malabku wuxuu daweeyaa xanuunada dheefshiidka ku dhaca wuxuu kordhiyaa dhaqdhaqaaqa mindhiciradu ay sameyen isagoo ka hortaga calool fadhiga..malabku kuma keeno calool qurun marka laga hadlayo  dadka ka jiran dheefshiidka..malabku wuxuu firfircooni galiyaa hawlaha cunto badalista ee ee jirku uu sameeyo isagoo ka dhiga qashinsaarka jirka mid aad u fudud..malabku wuxuu ka takhalusaa dhanaanka caloosha ee zaa’idka ah isagoo ka hortag u noqda qaadista boog calooleedka labadiisa nooc.
  • Malabku wuxuu daawo u yahay xanuuunka beerka ee habitaatis (B) sidoo kale xanuunka xameetida ayuu u fiican yahay wuxuu fududeeyaa burburinta quruuraca xameetida marka lala isticmaalo malabka (gawska)

 

  • Mlabku wuxuu u fiican yahay gubashada iyo bogsiinta nabarada iyo boogaha si dhaqsi ah, wuxuu kaloo u fiican yahay dadka tabarta daran,dhiigyarida ,cyilinta caruurta caatada ah waxaa aad ugu badan uraada(fitamin)  C & B12

 

  • Malabu wuxuu la dagaalamaa hurdo la’aanta,waxaa kaloo loo isticmaalaa daweymta madax xanuunka neerfaha,neerfo xanuunka…waxaa ku badan malabka idilkoobaha fitamin(vitamin B complex)
  • Sidoo kale malabku wuxuu u fiican yahay cudurrada ku dhaca habdhiskak neefmareenka sida:caburka neefta,harkaba waxaa ku jira malabka maadooyin waasiciya neefmareenka wuxuu kaloo malabku u roon yahay xanuunka qumanka,cunaha iyo hargabka qallalan
  • Malabku wuxuu daawo wax ku ool ah u yahay caabuqyada jirka (infakshinada) ee kala duwan wuxuu meel saaraa mooryaanta ilma’aragtada ah (microbs) waliba kuwa ugu daran sida:(salmonella ) staphilicis microcosis basilis)
  • Wuxuu u fiican yahay sidoo kale quudinta bukaanka ku jira xilliga soo kabasho,wuxuu ka hor tagaa duqnimada degdega ah,wuxuu kaloo u fiiican yahay xoojinta aragga indhaha..waxaana ku jira fitamin A
  • Malabku wuxuu xoojiyaa habdhiska difaaca jirka..waxaa ku jira maaddada(kaarootiin) ,cagaariso(clorophil) iyo maaddada ka hortagta xargaga jirka ee (antioxidant)

 

  • Malabku wuxuu u wacan yahay uurayda iyo umusha,waxaa aad loo isticmaalaa xilliga dhalmada oo uu fududeeyo waxaa kaloo loo isticmaalaa xanuunka yimaada xilliga caadada ee haweenka.
  • Malabka waxaa loo adeegsadaa daweynta kansarka waxaa ku jira maadooyin u fiican dawaynta kansarka oo ka tayo badan maaddooyinka dawada kiimikalka ah ku jira.

The man who saved thousands of people from HIV

Lorem ipsum dolor sit amet,sed diam nonumy eirmod tempor invidunt ut labore et dolore magna aliquyam erat, At vero eos et accusam et justo duo dolores et ea rebum. Lorem ipsum dolor sit amet, no sea takimata sanctus est Lorem ipsum dolor sit amet. Stet clita kasd gubergren, no sea takimata sanctus est Lorem ipsum dolor sit amet. no sea takimata sanctus est Lorem ipsum dolor sit amet. no sea takimata sanctus est Lorem ipsum dolor sit amet. sed diam voluptua. Lorem ipsum dolor sit amet,sed diam nonumy eirmod tempor invidunt ut labore et dolore magna aliquyam erat, At vero eos et accusam et justo duo dolores et ea rebum. Lorem ipsum dolor sit amet, no sea takimata sanctus est Lorem ipsum dolor sit amet. Stet clita kasd gubergren, no sea takimata sanctus est Lorem ipsum dolor sit amet. no sea takimata sanctus est Lorem ipsum dolor sit amet. no sea takimata sanctus est Lorem ipsum dolor sit amet. sed diam voluptua.

Lorem ipsum dolor sit amet,sed diam nonumy eirmod tempor invidunt ut labore et dolore magna aliquyam erat, At vero eos et accusam et justo duo dolores et ea rebum. Lorem ipsum dolor sit amet, no sea takimata sanctus est Lorem ipsum dolor sit amet. Stet clita kasd gubergren, no sea takimata sanctus est Lorem ipsum dolor sit amet. no sea takimata sanctus est Lorem ipsum dolor sit amet. no sea takimata sanctus est Lorem ipsum dolor sit amet. sed diam voluptua.

Scroll To Top
Descargar musica