Barava News-Ardayda ajaanibta ah ee wax ka barta dalka Mareykanka ayaa loogu hanjabay in aysan sii joogi doonin wadankaasi haddii ay Jaamacadaha ay dhigtaan ay duruustooda u wareejiyaan qaabka online’ka ah. Waaxda muhaajiriinta Mareykanka ayaa ayaa sheegtay in ardaydani ay waji doonaan musaafuriska haddii aysan u hogaansamin shuruucda u dagsanContinue Reading

(Dortmund) 07 Luulyo 2020. Kooxda kubadda cagta Borussia Dortmund ayaa Manchester United siisay wakhti kama dambeys ah haddii ay doonayaan inay la saxiixdaan Jadon Sancho. BVB waxay diyaar u tahay inay iibiso hantideeda qaaliga ah ee Sancho haddii shuruudaheeda gaar ah la buuxiyo. Kooxda reer Jarmal ee Dortmund ayaa siisay ManContinue Reading

(England) 01 Luulyo 2020. Manchester United ayaa guul ay u qalantay ka soo heshay kooxda Brighton oo ay ku booqatay garoonkeeda The American Express Community, kaddib markii ay kaga soo adkaatay 0-3, kulan qeyb ka ahaa horyaalka Premier League ee dalka England. Qeybta hore ee ciyaarta ayaa lagu kala maray 0-2Continue Reading

(England) 27 Juun 2020. Manchester United ayaa u gudubtay afar dhamaadka tartanka FA Cup kaddib markii ay guul kaga gaartay kooxda Norwich City 1-2, kulan qeyb ka ahaa wareega siddeed dhamaadka ee tartankan. Qeybtii hore ee ciyaarta ayaa lagu kala maray bar-bardhac 0-0 ah oo ay isku dhaafi waayeen labada kooxood.Continue Reading

(Manchester) 26 Juun 2020. Tababaraha Manchestern City ee Pep Guardiola ayaa qirtay inay ku guuldarreysteen inay xilli ciyaareedkan kula loolammaan horyaalka Premier League kooxda Liverpool. Reds ayaa hanatay horyaalka Ingiriiska muddo soddon sano ah kaddib, waxaana xalay u dabaal dagtay horyaalnimada England markii ay Chelsea 2-1 ku garaacday kooxda Man CityContinue Reading

Deegaannada ay kamid ka yihiin Shaam, Yuumbis, Mubaarak iyo Tooratoorow oo dhammaan ka tirsan Gobolka Shabeellada hoose ee Koonfur galbeed Soomaaliya ayaa waxaa ka jira dhaq-dhaqaaq ay sameynayaan ciidamada dowladda faderaalka ah gaar ahaan kuwa kumaandooska ah ee DANAB. Sidoo kale waxaa howl-galkaan qeyb ka ah Ciidamada Gor-gor sida ayContinue Reading

(Yurub) 07 Juun 2020. Kooxaha Manchester United iyo Real Madrid ayaa lagu soo waramayaa inay si dhow isha ugu hayaan horumarka uu sameyanyo xiddiga weerarka ugu ciyaara Naadiga Inter Milan ee Lautaro Martinez, iyadoo ay jirto suurtogalnimada ay uga afduubanauaan lkooxda Barcelona. Xiddiga reer Argentina ayaa qaab ciyaareed cajiib ahContinue Reading

Guddoomiyaha gobolka Banaadir Cumar Filish ayaa sheegay in magaalada Muqdisho laga qaadidoono jidgooyooyinka magaalada gudaheeda dhexyaala lana gayndoono meel magaalada ka baxsan. Guddoomiye Cumar Filish ayaa sheegay in ay tilaabadan sabab u tahay in la xaqiijiyay amniga magaalada Muqdisho, sidaas darteedna loo baahan yahay in shacabka laga dulqaado culayska waddooyinkaContinue Reading

(England) 02 Juun 2020. Tababaraha kooxda kubadda cagta Liverpool ee Jürgen Klopp ayaa u balan qaaday taageerayaasha Reds inay u soo laaban doonaan si ay ugu dabaal degaan si wadajir ah guulaha kooxda, haddii ay taasi suurtogal noqoto. Hadalka Jürgen Klopp ayaa wuxuu imaanayaa xili ay kooxda Liverpool ku dhow dahayContinue Reading

Barava News-Dagaalyahanada Al-shabaab ayaa fagaare ku yaalla degaanka Doon buraale ee gobolka Shabeelaha Hoose waxay shalay gelinkii dambe xukun gacan goyn ah ugu fuliyeen nin ay ku eedeeyeen inuu ku kacay fal xatooyo ah. Goobta xukunkan uu ka dhacayay oo aheyd meel fagaare ah ayaa waxaa isugu yimid boqolaal ruuxContinue Reading